w:es:New York New York ama New York City, waa magaalo ku taalo dalka Mareykanka. New York waa magaalada ugu dad tirada badan dalka Marrykanka marka lafiiriyo sida ee iskuugu dhawyihiin, waana meesha hogaamiso ganacsiga aduunka.
Magaalada New York waxaa lagu yaqaanaa Hurdo la aanta, waa magaalo shaqeeneeso habeen iyo maalin. tirada dadka magaalada New york waa 8.336.697 (2012), waxaana lagu hadlaa luqado gaareeso, ku dhawaan 170 luqad, ajnabiga ayaa ku badan magaalada. New york waa magaalada la soo weeraray 11kii sebteembar 2001. waxaana ku dhintay dad gaareeso ku dhawaan 3000 oo qof, labo dabaq oo la soo riday.
Waddamha degaan New York
Bangladesh 150,000+:
Arab League States:951,000+:
Pakistan 250 000+
United Arab Emirates 50,000+:
Great Britain 100,000+
India 650 000+
| Magaalooyinka Maraykanka | |
|---|---|
| Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C | |
Tixraac
- ↑ the Mayor, New York City Office of (January 8, 2010). "Biography". New York, City of. Archived from the original on March 17, 2010. Retrieved January 8, 2010.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "US Gazetteer files: 2010, 2000, and 1990". United States Census Bureau. 2011-02-12. Retrieved 2011-04-23.
- ↑ "US Board on Geographic Names". United States Geological Survey. 2007-10-25. Retrieved 2008-01-31.
- ↑ "American FactFinder". United States Census Bureau. Retrieved 2008-01-31.
- ↑ "U.S. Census Bureau 2012 estimate: NYC & NY". Archived from the original on July 20, 2014. Retrieved July 10, 2013.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)